Congresska Maraykanka oo xil cusub u Magacaabay Xildhibaanad Ilhan Cumar

Ilhaan Cumar oo ka tirsan xubnaha aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka guddi hoosaadka arrimaha Afrika iyo xuquuqul insaanka caalamka. Xafiiska Xildhibaan Ilhan Cumar ayaa qoraal uu soo saaray lagu sheegay in xilkan cusub maalintii Khamiista ahayd looga dhawaaqay Washington. Ilhan waxay sheegtay inay si gaar ah u danaynayso inay kormeerto … Continue reading Congresska Maraykanka oo xil cusub u Magacaabay Xildhibaanad Ilhan Cumar